Dowlada gumeystaha Ruushka ee duullanka gardarada ah ku soo qaaday dalka Suuriya ayaa duqeyn xooggan ka gaystay magaalada xorta ah ee Idlib.
Inta la xaqiijiyay waxaa duqeymahaas ku shahiiday 10 qof halka 32 kalena ay ku dhaawacmeen.
Diyaaraha Ruushka ayaa beegsaday guryo ay dad shacab ah dagan yihiin oo ku yaala hareeraha magaalada Idlib.
Magacyada Shuhadada ku shahiiday duqeynta diyaaradaha dagaalka Ruushka ay la beegsadeen duleedka magaalada Idlib ayaa kala ah:
1-Mustafe Al-Zeer.
2-Cabdel-Muhaymin Cawad.
3-Axmed Balsha.
4-Khaldooun Balsha.
5-Adham Maxbaani
6- Bahij Dahman.
7-Ghazi Darwiish.
8-Mustafe Arja.
9-Maxamed Yaxye Najaar.
10- Axmed Khaled Jabara.
Hoos ka daawo sawirada