
Guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka qarax xooggan la beegsaday ciidamada Kuffaarta Itoobiya ee ku sugan garoonka magaalada Baydhabo, waxaana gaaray khasaaro.
Qaraxaas ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, in la xaqiijiyay waxaa ku dhintay 3 askari oo Itoobiyaan ah, waxaana ku dhaawacmay 2 kale.