Faahfaahin Kasoo Baxaysa Qaraxii Saaka ka Dhacay Deegaanka Lafoole.

22
0

Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa qaraxii saaka ka dhacay deegaanka Lafoole ee lagu beegsaday ciidamadii gurmad u ahaa maleshiyaadkii dawladda ee halkaas lagu xasuuqay.

Khasaaraha ka dhashay qaraxan ayaa ah in laguĀ  gubay gaari C/Bile ah, waxaana ku dhintay 3 askari oo ka tirsan maleshiyaadka dawladda Fadaraalka, halka ay ku dhaawacmeen 4 kale.

Goobihii saaka lagu dagaalamayna waxaa haatan si buuxda gacanta ugu haya ciidamada xarakada mujahidiinta Al-Shabaab, waxaana daadsan maydadka askartii dawladda fadaraalka ee halkaas lagu dilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here