
Weerarkii kamiinka ahaa ee saaka dhacay deegaanka “Hareeri Caadle” ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa lagu dilay 6 askari oo kamida ahaa ciidamada DF , 12 kalana waa lagu dhaawacay.
Waxaana sidoo kale Mujaahidiinta ay soo qaniimeysteen laba qori oo PKM ah, iyo qori RPG ah, iyo dhowr qori oo AK47 ah oo laga soo furtay murtadiinta.