Gaashaanlle Abuukar Cabdulle Raage Garmaqaate ayaa kamid noqday saraakiishii lagu laayay weerarkii saaka ka dhacay deegaanka Boos Hareeri ee duleedka Aadan Yabaal Shabellada dhexe.
Sarkaalkan ayaa kamid ahaa saraakiil badan oo maalmahan danbe abaabul kawaday gobalka Shabellada Dhexe, hase ahaate ugu dambayntii maanta ayuu ku baxay gacanta ciidamada Xarakada Al-Shabaab.