Gudoomiye Cabdulle Bool oo Lagu Dilay Dagaalkii Saaka Ka Dhacay Deegaanka Wargaadhi.

3
0

Dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeelasa dhexe oo lagu dilay sarakiil muhiim ah oo katirsana dowlada federaalka Soomaaliya.

Gudoomiyihii deegaanka Guulane ee gobolka Sh-dhexe Cabdulle Bool, ayaa kamid noqday, xubnihii dowladda fedaraalka looga dilay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Wargaadhi.

Sidoo kale askar faro badan ayaa ku nafwayay dagaalka kuwo kale weey ku dhaawacmeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here