Gudoomiye Xaafadeed Katirsan Maamulka Koonfur Galbeed Oo Degmada Diinsoor Lagu Dilay.

12
0

Ciidamada amniyaadka xarakada Alshabaab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Diinsoor ee gobalka Baay, kaas oo lagu beegsaday mid kamid ah masuuliyiinta degmadaas u qaabilsan dowladda federaalka Soomaaliya.

Howlgalka ayaa lala beegsaday gudoomiye xaafadeed katirsan maamulka degmada Diinsoor ee taabacsan maamul goboleedka Koonfur-galbeed.

Ragga weerarka geystay ayay u suuragashay iney dilaan gudoomiye xaafadeedka lagu magacaabi jiray Xasan Maxamed Mayow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here