Gudoomiyaha degmada Awdheegle ugu magacawnaa dowladda fedaraalka ayaa la hadlay warbaahinta, kaddib markii ay ciidamada Xarakada Al-Shabaab weerar xoogan kusoo qaadeen degmada.
Wuxuu xaqiijiyay inuu ka cararay weerarkii ay ciidamada Xarakada Mujaaahidiinta Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada, isagoo sheegay in nin walba oo carari kara uu naftiisa la baxsaday loona dhawaan karin ragga weerarka soo qaaday.
Halkan ka dhagayso hadalka Gudoomiyaha.