Gumeystaha Yahuuda oo Duqeyn ku Dilay Wariye Xasan Xamad Xilli uu ku Sugnaa Gurigiisa oo ku Yaalla Xerada Jabaliya.

47
0

Warbaahinta reer Falastiin ayaa wax yar ka hor shaacisay in weriye Xasan Xamad uu ku shahiiday duqeyn ay gaalada Yahuuda ay ka gaysteen xerada Jabaliya ee waqooyiga Marinka Gaza . 

Warbaahinta ayaa sheegtay in Wariye Xasan Xamad uu shahiiday ka dib markii gurigiisa ay duqeeyeen gumeystaha Yahuuda.

Warbaahinta xukumada Xamaas ayaa horay u shaacisay in tirada wariyayasha ku shahiiday duqeymaha gumeystaha Yahuuda ay gaartay (174) wariye oo shahiiday.

Kadib duqeynta Yahuuda ee la beegsadeen wariye Xasan Xamad waxaa laga soo saaray gurigiisa asagoo jarjarmay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here