Gumeystaha Yahuuda Oo Ku Tilmaamay Dowlada Suuriya Xukumad Argagixiso Ah.

30
0

Gumeystaha Yahuuda oo bilaabay in weerar dhanka afka ah uu ku qaado dowlada cusub ee Suuriya.

Gumeystaha ayaa ku tilmamay dowlasa cusub ee Dimishiq inay tahay dowlas argagixiso ah.

“Dawladda cusub ee Suuriya waa koox argagixiso Islaami ah oo ka soo ka yimid magaalada Idlib kadibna xoog ku qabsaday Dimishiq” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda gumeystaha Yahuuda Gidcon Saacir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here