Sarkaal sare oo katirsan ciidama gumaystaha Yahuuda oo lagu dilay dalka Lubnaan.
Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaaba Major Roni Ganizit oo 36 jir ah kana tirsana guutada Allon.
Major Roni Ganizit ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay koonfurta Lubnaan. Sidoo kale waxaa lala dhaawacay askari kale.
Ciidamada gumeystaha Yahuuda ayaa wajaahaya dhiig bax aad u daran.