Mu’asasada Al-Kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay muuqaalka fariin ka socota ciidamada mujaahidiinta oo ay tawciyo iyo kalmado dhaxal gal ah ugu dirayaan dhamaan muslimiinta gaar ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku sugan bariga Afrika.
Muqaalkan oo ka kakooban dhawar qaybood ayaa la baahiyay qaybtiisii koowaad, taas oo ay kasoo muuqanayaan qaar kamida ciidamada mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoo ku cadaynaya hadafka iyo yoolka ay u dagaalamayaan mudada ku dhow labaatanka sano.
Qaybaha dambe ee muuqaalka ayaa lagusoo qaatay kalmad uu horay u jeediyay Amiirkii hore ee xarakada mujaahidiita Al-Shabaab, Sheekh Abuu Zubayr (Taqabalahulaah), taas oo uu tix gabay ah ku cabirayo dardaaran qiimo badan oo uu udirayo geesiyaasha Islaamka ee ka halgamaya geeska Afrika.
Halkan ka daawo muuqaalka