Hogaamiyaha TPLF Debretsion G/Michael oo ku Hanjabay Dagaal.

47
0

Hogaamiyaha TPLF Debretsion G/Michael ayaa sheegay in ay maamulka Abay Axmed uu waso kala qaybunta iyo burburinta TPLF.

Debretsion ayaa sidoo kale sheegay inay ku adagtahay sii wadida Heshiiskii Pretoria.

Arimaha uu ka dhawaajiyay Debretsion waxaa kaloo ka mid ah in dhulkii Tigrayga uu ku noolaa ee koonfurta gobolkaasi la wiiqayo oo amxaaro la deegaamaynayo.

Dadka sida dhaw ula socdo siyaasadda kooxda TPLF ayaa rumeysan in waqti walba la filan karo dagaal dhexmara kooxda TPLF iyo dowlada dhexe ee xabashida Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here