Hogaamiyihii Maleeshiyadka Macawisleyda Deegaanka Ceel Cali Axmed oo Isku Dhiibay Xaraka Al-Shabaab.

38
0

Hogaamiyihii malleeshiyaadka taabacsanaa Dowladda Fedaraalka ee ku sugnaa deegaanka Ceel Cali Axmed ee Shabeellada dhexe ayaa isku soo dhiibay Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab.

Ninkan oo lagu magacaabo Cabdi Maxamuud Suubiye oo kumagac dheer Cabdi Wabiir ayaa  baaq tawbad keen ah udiray malleeshiyaadka kale ee wali ku harsan safka Shisheeyaha.

Waxaa isasoo taraya askarta iyo maleeshiyaadka kasoo goosanaya safka dawladda fadaraalka iyo shisheeyaha, kuwaas oo soo dhawayn balaaran kala kulma maamulada wilayaadka islaamiga ah ee ay iskusoo dhiiban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here