Imaaraatka Carabta Oo Soomaaliya Ka Dhisay Xarun Laga Difaacaaya Gumeystaha Yahuuda.

12
0

Dowlada Imaaraatka ayaa dhulka uu ka arrimiyo maamul goboleedka Puntland geeyay Raadaar uu farsameeyay maamulka gumeystaha Yahuudda.

Warbixinno la helay ayaa muuqaalka in Dowladda imaaraatka ay qalab casri ah oo Raadaar ah geysay goballada woqooyi bari ee Soomaaliya, halkaas oo uu gacanta ku hayo maamulka Puntland.

Ila Sawir Millatari iyo kuwa xogta ah ayaa sidoo kale laga soo xigtay xogtan.

Dhanka kale, waxaa mawduucan sii ahaa, muuqaallo iyo sawirro hawada sare laga duubay.

Maamulka Gumeystaha Yahuudda oo dagaal kula jira Xuutiyiinta ayaa u muuqday inuu soo maray dalka Soomaaliya sida xogaha qaar tilmaamaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here