Waxaa maanta 3sano laga jooga markii ay ku jabeen ciidamada shisheeye dalka Afgaanistaan.
Afgaanistaan ayaa xoriyad buuxda heshay maanta oo kale sanadkii 2021.
Ciidama mujaahidiinta Daalibaan ayaa gudaha u galay madaxtooyada dalka Afgaanistaan, markii ay isaga firxadeen maleeshiyaadkii la shaqeenayay ciidamada Mareykanka.
Daalibaan ayaa maanta oo ka dhigtay maalinta xoriyada ayado la sameeyay isku soo baxyo waa weyn oo lagu muujinaayo guusha reer Afgaanistaan ay ka gaareen shisheeyihii ku soo duulay dalkaas.
Afgaanistaan ayaa 3sano harsaneesa hooska shareecada islaamka.
Hoos ka daawo sawirada dabaal-daga Imaarada Islaamiga ah ee Afgaanistaan.