Imaarada Islaamiga ah ee Afgaanistaan Oo Waddoyin Cusub Ka Dhisaysa Magaalada Khost + Sawiro

35
0

Imaarada islaamiga ah ee Afgaanistaan oo dalka Afgaanistaan kawada hormaro baaxad leh.

Maamulka islaamiga ah ayaa dalkaas ka hirgaliyay mashaariic waa weyn oo dib loogu dhisaayo Afgaanistaan.

Mashaariicda waxaa kamid ah dhismaha wadooyinka muhiimka ah ee Afgaanistaan sida dhismaha waddoyinka magaalada muhiimka ah ee Khost.

Hoos ka daawo sawirada dhisamaha:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here