In Ka Badan 20 Qof Ku Shahiiday Duqeymo Ka Dhacay Magaalada Qaza.

20
0

Gumeystaha Yahuuda oo wada xasuuq bahalnimo ah oo ka dhan ah muslimiinta ku dhaqan marinka Qaza.

Gumeysataha ayaa si aan kala joogsi leheen u wada duqeymo culus oo lala beegsanaayo dadka rayidka ah.

Tirada dadka muslimiinta ah ee ku shahiiday duqeymaha gumeystaha tan iyo waaberigii hore ee saaka oo Axad ah ayaa kor u dhaaftay 22 qof.

Waxaa sii kordhay dambiyada xasuuqa ah ee ciidamada gumaysiga Yahuuda, kuwaas oo intooda badan lagu bartilmaameedsado carruurta iyo haweenka reer Qaza.

Dowladaha Mareykanka iyo reer galbeedka ayaa si buuxda uga qayb qaadanaya xasuuq ka dhanka ah muslimiinta reer Qaza.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here