Inka Badan 60 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo ka Dhacay Duleedka Degmada Moqokori ee Hiiraan.

47
0

Dagaallo culus oo u dhaxeeyey Malatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Fadaraalka ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Moqokori ee gobalka Hiiraan.

Dagaalladaan oo lagu jabiyey askarta dowladda Fadaraalka ayaa waxaa lagu dilay 19 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Fadaraalka oo uu ku jiray sarkaal lagu magacaabo “Xujaalle”

Xogaha aan helnay ayaa intaasi ku darayo, in dhaawaca uu cagacagaynayo 42 askari. Halka Mujaahidiinta ay dagaalladaan kusoo qaniimeystay hub, rasaas, iyo zaanad ciidan.

La soca wixii kusoo kordha….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here