Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacay maalintii shalay ahayd magaalada Kuuno Barrow ee gobolka Shabeelada hoose.
Xaflada ayaa loo sameeyay munaasabada furintaanka faraca cusub ee jaamacadda Al-Qimmah oo kamid ah jamaacaddaha ka furan dalka Soomaaliya.
Jaamacadda Al-Qimmah ayaa noqotay jamaacaddi ugu horeysay ee laga furo gudaha deeganada ay ka taliso xarakada Alshabaab.
Xaflada furitaanka faraca cusub ee jaamacadda waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada sida: Odayaasha dhaqanka, culimada, aqoon yahanada iyo marti sharaf kale.
Hoos ka daawo sawirada: