Jamaacada Nusratul islaam Wal-muslimiin Oo Socdaal Dacawi Ah Ku Maray Xuduudka Dalka Nayjar+Sawirro.

46
0

Jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin oo katirsan urur waynaha Alqaacida ayaa wadamo ka mid ah saaxilka iyo saxaraha qaarada Afrika kawada olole dacwi ah oo ballaaran.

Jamaacada ayaa ololaha si gaar ah oogawada deegaannada iyo degmooyinka dhaca xuduudka dalka Nayjar.

Sidoo kale Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa halgan adag kula jirta calooshood ushaqaystayaal Fagnar iyo dowladaha saxaraha iyo saaxilka qaaradda Africa, ee xiriirka la leh dowladaha shisheeye ee kamid tahay dowlada Ruushka.

Jamaacada ayaa sheegtay in jowlo dacwi ah ay ku mareen tuulooyinka Burkiina Faaso ee kulaala xuduud beenaadka ay ee Burkiina la wadaagto dalka Nayjar.

Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa dadka muslimiinta ah ee deegaannadaas ku dhaqan la qaadanayay kulamo furan oo ay dhinac socdeen muxaadaraad iyo duruus kale oo diini ah.

Sawirro ay faafisay mu’assasada Al-zallaqa, garabka warbaahineed ee jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa muujinayay dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaannada dhaca xuduud beenaadka u dhaxeeya Burkiina Faaso iyo Nayjar oo si wayn uga faa’ideysanaya olalahan dacwaiga ah, sidoo kale waxay sawirradu muujinayeen sida dadka deegaannadaasi ugu riyaaqeen xamla dacwadeedka lasoo gaarsiiyay.

Jamaacada Nusratul islaam, oo mudooyinkii u dambeeyay waxay xaqiijiyeen guulo waawayn oo ay ka gaareen calooshood ushaqaystayaasha Rushka ee Faagnar iyo ciidamada dowladaha saaxilka iyo saxaraha Afrika, ayaa tirakoobkii u dambeeyay ee ay soo saareen ku xaqiijiyay in bishii lasoo dhaafay oo kaliya Allah fadligiis howlgalladooda ku dileen 497 askar iyo saraakiil ah.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here