Khasaaraha ka Soo Gaaray Ciidamada Dowlada Weerarkii Boos Hareeri oo La Ogaaday.

28
0

Ciidamada xarakada mujaahidiinta Alshabaab ayaa maanta weerar xooggan ku qaaday deegaanka Boos hareeri ee duleedka degmada Aadan Yabaan.

Faahfaahinada laga helaayo weerarka ayaa tibaaxaaya in lagu dilay 19 askari, halka lagu dhaawacay 9 kale.

Waxaa sidoo kale milliteriga Alshabaab ay dagaalka ku qabsadeen 13 qori oo ciidamada dowlada laga soo furtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here