Kooxaha Iskacaabinta Oo Shaaciyay Magacyada Maydadka Gumeystaha Ay Sii-deendonaan.

62
0

Abuu Cubeyda oo sheegay in caawa ay go’aansadeen kooxaha iskacaabinta inay ku wareejiyaan gumeystaha Yahuuda qaar kamid ah maydadka maxabiistii ay haayeen Xamaas.

Magacyada meydadka ayaa lagu kala sheegay:

1-Etzaxi Ciidaan.

2-Iitasiik Al-jariid.

3-Ohad Yahalomi.

4-Shalomi Mansuur.

Kooxaha iskacaabinta ayaa u muuqda kuwo si fiican u soo aagaasima munaasabadaha lagu sii daayo maxabiista gumeystaha Yahuuda arintaas hadal heyn badan ka dhalisay caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here