Ku Dhawaad 10 Askari oo dowlada Yugaandha Looga Dilay Qarax ka Dhacay Sh-hoose.

41
0

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qarax ah oo shalay ciidamo Yugaandha lagula beegsaday degaan katirsan gobalka Sh-hoose.

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka degaanka Nambar50 ee gobalka Sh-hoose, waxaana lala eegtay kolonyo katirsan ciidanka ciidamada Yugaandha oo saarna gaari nuuca Tow ga ah.

Ugu yaraan 7 askari oo katirsan ciidanka Yugaandha ayaa lagu dilay qaraxaas halka lagu dhaawacay 3 kale.

Diyaarad Helicopter ah ayaa kusoo dagatay halka qaraxa uu ka dhacay, taas oo daabushay meydadka iyo dhaawacyada cidanka shisheeye ee la beegsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here