Gobolka Khost waxa uu ku yaalaa bariga dalka Afgaanistaan, caasimaddiisu waa magaalada Khost.
Maamulka islaamiga ah ee magaalada Khost ayaa soo gebagebeyay dhismaha wadooyinka magaalada.
Waxaa xusid mudan in dawlada hoose ee Khost ay hadda fulinayso mashaariic badan oo la xiriira wadooyinka, dhismaha bulaacadaha, iyo nidaamka nalalka.
Bulshada muslimka ah ee ku dhaqan Khost ayaa mashaariicdan si weyn u soo dhaweeyay.
Hoos ka daawo sawirada: