Guutada Madaafiicda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Duqayn ku Garaacday Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho.

12
0

Xarunta Xalane ee ah taliska ugu wayn ee ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin Soomaaliya ayay maanta ciidamada mujaahidiintu waxay ku weerareen madaafiic, kuwaas oo ku hoobtay gudaha xarunta.

Ciidamada mujaahidiinta ayaa laba jibaaray weerarada ay ku hayaan xarumaha dawladda fadaraalka iyo saldhigyada ay dalka kaga sugan yihiin ciidamada shisheeye, iyagoo weeraro noocan oo kale ah ku bartilmameedsaday xafiisyo amaankooda aad loo sugo oo ku yaalla xayndaabka xerada Xalane.

Shalaya ayay ahayd markii sidan oo kale ay guutada madaafiicda ee xarakadu ay weerarro madaafiic ah ay ku garaaceen madaxtooyada iyo xarumo kale oo dawladeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here