Kumanaan Muslimiin ah ayaa maanta isugu soo baxay fagaare ku yaalla degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, halkaas oo ay ku oogeen labada rakco ee salaada Ciidul-Adxaa Al-Mubaarak.
Waxaana wajiyda dadkaas laga dareemayaa farxad aad uwayn, iyagoo aad u waynaynaya shaciiradan uu Islaamka noo jideeyay.
Hoos ka daawo sawirradda