“Majaalisu Ramadaaniyah” ama “fadhiyada bisha Ramadaan” waa maxaadaraad kookoban oo uu horey u jeediyay fadiilatu Sheekh Xassan Xuseen Adam Abuu Salmaan Allaha Xifdiyee. Waxaa uu Sheekha kaga hadlayaa fadhiyadani kookoban axkaam muhiim ah oo ku saabsan soonka bisha barakaysan ee Ramadaanka iyo qaabkii looga faa’idaysan lahaa.
Wax uu ku lafa gurayaa axkaam ay kamid tahay:
1: Xikmadooyinka loo jideeyay Soonka
2: Asbaabta waajibisa
3: Arkaantiisa
4: Shuruudiisa
5: Waxyaabaha buriya
Iyo axkaam kale oo muhiim ah.
Halkaan ka dhigayso maxaadaraatka.