Ciidamada xarakada Alshabaab gaar ahaan guutada qaraxyada ayaa qarax xooggan ka fuliyay gobolka Galgaduud.
Qarax oo goordhawed lala beegsaday gaari nuuciisu yahay C/Bile ayaa gabi ahaanba burburiyay gaariga la beegsaday.
Gaari ayaa maraayay gudaha deegaanka Masagawaay waxaana la socday maleeshiyaad katirsan kuwa Bangaraafta ee u shaqeeya dowlada Mareykanka.
Sida warar lagu kalsoon yahay ay inoo xaqiijiyeen waxaa qaraxaasi ku dhintay 1 askari, waxaana ku dhaawacmay 6 kale.