Maleeshiyaadka Murtazaqada Fagnar iyo ciidanka Xukuumadda oo xasuuq ka gaystay dalka Maali.
Maleeshiyaadka calooshood ushaqaystayasha Fagnar ayaa ugu yaraan 9 ruux oo ay ku jiraan haween iyo caruur waxay ku dilden weerar ay ka geysteen mandiqadda Ségou ee ku taalla bartmaha dalka Maali.
Dadka la xasuuqay ayaa saarnaa gaari nuuca Hilux ta ah oo marayay tuulada Hambi xilli ay ku sii jeedeen xero qaxooti oo ku taal dalka Muriitaaniya.
Mid ka mid ah qaraabada dadka la xasuuqay ayaa warbaahinta u sheegay in “Dhammaan rakaabkii gaariga saarnaa ay dhinteen waxaana lagu aasay xabaal wadareed.”
Calooshood u shaqeystayasha Fagnar ayaa dalka Maali ku sugan tan iyo 2020 ayago xasuuq kawada dalkaas.