Kooxaha mucaaradka Suuriya oo dilay sarkaal sare oo katirsan maleeshiyaadka Kurdida.
Maleeshiyaadka la magac baxay Qasad oo ay taageerto dowlada Mareykanka ayaa maanta la kulmay jab xooggan.
Hogaamiyaha la dilay ayaa lagu magacaabaa, Cakiid Cafrin, waxaana lagu dilay magaalada Talracfat, ee waqooyiga Xalab.