Duqeyn ay fuliyeen maleeshiyaadka Nuseyriyada dowlada Suuriya waxaa ka dhashay khasaaro isugu jirto dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay Laba qof ayaa ku dhintay 8 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeynta.
Maleeshiyaadka Nuseyriyada ayaa si gaar ah u beegsaday magaalada Taftanaz ee bariga gobolka Idlib.
Maleeshiyaadka shiicada oo taageero caalami ah ka helaaya dowladaha Ruushka iyo Iran ayaa xasuuq kawada dalka Suuriya.
Hoos ka daawo sawirada