Malmihi Abuu Bakar iyo Cumar RA Sh Xassaan Abu Salmaan.

33
0

Waa maxaadaraad aad qayim u ah oo soo bandhigaya, taariikh kooban oo ku saabsan Labada saxaabi, dhacdooyinkii ugu  muhiimsanaa ee dhacay waqtigoodii iyo Axadkii wax ka sheega  Labadan saxaabi xukunkiisa.

3 xalqo ee ugu horaysa waxa uu Sheekha kusoo qaatay taariikdii iyo mawaaqiftii Abu Bakar Allaha ka raali noqdee, halka 9 xalqo ee soo harayna uu ooga hadlay tariikdii iyo  mawaaqiftii Cumar Allaha ka raali noqdee, waana midda uu aad oogu dheeraaday Sheekha. wuxuuna ku tilmaamay Sheekha tariikdii Cumar Binu Khadaab inay tahay bad aan xeeb lahayn.

Waxaa duubay: Sheekh Xassaan Xusseen Adam Abu Salmaan.

Halkaan ka dhagayso maxaadaraadka oo dhamaystiran.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here