Mareykanka oo Kahadlay Weerarka Kasocsa Suuriya

13
0

Mareykanka ayaa ka hadlay weerarkii ugu weynaa ee ka dhacay dalka Suuriya oo ay hormuud ka tahay Islaamiyiinta Xayat Taxriir Al-Shaam, isagoo sheegay in weerarkan uu ka dhashay diidmada xukuumadda Bashaar Al-Asad ee ku lug lahaanshaha hannaan siyaasadeed oo ay barbar socoto ku tiirsanaanta Ruushka iyo Iiraan, ayuu yiri Aqalka Cad, Aroornimadii Saakay.

Sida laga soo xigtay Aqalka Cad, Mareykanka ayaa la socday weerarka Suuriya, Waxa ay sheegtay in madaxweyne Bashaar al-Asad “maamulka” uu qayb ka yahay diidmada joogtada ah ee ah “ku lug lahaanshaha hannaan siyaasadeed,” taas oo abuurtay “shuruudaha hadda soo baxaya.

” Waxa ay intaa ku dartay in sababta kale ee xaaladahan keentay ay tahay taliska Asad oo “ku tiirsanaanta Ruushka iyo Iran”.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here