DEG-DEG: Mid Kamid ah Maxaabiistii Saaka Lagusoo Qabtay Magaalada Tawfiiq oo Waraysi Bixiyay.

5
0

Dhagayso waraysi lala yeeshay mid ka mid ah maxaabiistii saaka lagu qabtay dagaalkii ay xoogagga Al-Shabaab kula wareegeen magaalada Masaajid Cali Gaduud.

Maxbuuskan ayaa ka warbixiyay guutada uu ka tirsan yahay iyo halka uu kayimi kahor inta uusan duulaan ku imaan degmada Masjid Cali-gaduud.

Halkan ka dhagayso waraysiga maxbuuska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here