Militariga Alshabaab oo Weerar Madafiic ah ku Weeraray Ciidamada Shisheeye ee Kenya, Mareykanka iyo Ciidamada DF ee ku Sugan Jubbada Hoose.

47
0

Jubbada Hoose:

Ciidamada xarakada mujaahidiinta Alshabaab gaar ahaan guutada madafiicda ayaa weerar loo adeegsaday madaafiic ku garaacay xerada ciidamada shisheeye ee Kenya ku leeyihiin deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose.

Xilliga duqeynta ay lala beegsanayay xerada, waxaa ku sugnaa oo booqasho ku joogay qaar ka mid ah shisheeyaha Mareykanka. ah.

Khasaaraha weerarka ka dhashay:

Dhimashada waa 2 askari oo Kenyan ah.

Dhaawaca waa 2 askari oo kala ah Kenyaati ah iyo askari Soomaali ah.

Sidoo kale shisheeyaha Americanka khasaara ayaa gaaray balse wali xog rasmi ah lagama hayo inta uu la egyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here