Militariga Xarakada Al-Shabaab oo Xalay Dagaal Culus Ku Qaaday Saldhigyada Degmada Xudur ee Gobalka Bakool.

24
0

Wararka ka imaanaya gobalka Bakool ayaa sheegaya in xalay ciidamada mujaahidiinta Al-Shabaab weerar culus ku qaadeen saldhigyadii ay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ku lahaayeen Degmada Xudur.

Wali majiraan wax tafaasiil ah oo laga hayo khasaaraha ka dhashay weerarkan, wixii kusoo kordha dib ayaan ugasoo gudbin doonaa akhristayaasheena.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here