Millitariga Xarakada Alshabaab Oo Howlgallo Ka Fuliyay Gobolada Shabeelaha Hoose Iyo Baay.

41
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo habeekii xalay howlgalo ka fuliyay gobolada Shabeelada hoose iyo Baay.

Shabeelada hoose:

Millitariga xarakada Alshabaab waxay habeenkii xalay dagaallo ku mireen, saldhiyada askarta shisheeye ee Ugnada ku leeyihiin, magaalooyinka Qoryooleey iyo Buulo-mareer oo katirsan gobolka Sh/Hoose.

Baay:

Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay sido kale xalay weeraro ku qaadeen, xeryaha askarta Dowladda Fedaraalka ku leeyihiin degaanka Goof Gaduud Buureey ee hoostaga Baydhabo iyo xaafadda Towfiiq ee katirsan magaalada Qudheeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here