Milliteriga Xarakada Alshabaab Oo Maamulaya Deegaanada 4ta Tuulo Ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

30
0

Xoogaga Alshabaab oo guulo waa weyn ka xaqiijiyay guluf dagaaleedkii ee ku soo qaadeen gobolka Shabeelada dhexe.

Milliteriga xarakada Alshabaab waxay hadda si garba siman ah umaanulayaan dhammaan deegaannadii laysku oran jiray Afarta tuulo ee kala ah:

1-Cali Fooldheere

2-Caadleey

3-Ceelbaraf

4-Miirtaqwo

5-Biya Cadde

Arintaan ayaa ka dhigan in degmada muhiimka ah ee Mahadaay weyne oo kaliya ay ka maqantahay maamulka xarakada Alshabaab marka laga hadlayo deegaaanada bariga ee webi Shabeelle ku teedsan.

Gulufka ay wado xarakada Alshabaab ayaa u muuqdo mid lagu wiiqay awoodii ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ee ku sugnaa gobolka Shabeelada dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here