Mu’asasada warbaahineed ee Al-Kata’ib ayaa goor dhow balan qaaday inay baahinayso kulan wadatashi ah oo dhexmaray hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Maktabka Siyaasadda Iyo Wilaayaatka.
Kulankan oo dhacay 19-ka bishan Shacbaan 1446 oo ay kasoo qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Xarakada Mujahidiinta Al-Shabaab ayaa la filayaa in saacadaha soo socda la baahiyo.