Muxuu Shariif Ka Yiri Hubkii Lagu Furtay Caabudwaaq.

57
0

Madaxweynihii hore ee DFKMG Shariif Sheekh Axmad ayaa soo saaray qoraal uu kaga hadlayo hubkii DF looga furtay agagaarka Caabudwaaq.

Shariif iyo Xisbigiisa Himilo Qaran waxay nasiib darro ku tilmaameen in dalka lasoo geliyo hub sharci darro ah, waxayna madaxda DF ku eedeeyeen in ay ka dhuumanayaan mas’uuliyadda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here