Degaanka Xawaadley ee Gobolka Sh/Dhexe ee ay dhawaan la wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si wayna looga xusay munaasabadda ciidul Adxaa mubaarak.