Qarax Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Oo Lagu Dilay Sarkaal Katirsan Ciidamada Dowlada Federaalka

36
0

Guutada qaraxyada ee xarakada mujaahidiinta Alshabaab oo qarax xoggan la beegsaday ciidamada dowlada federaalka.

Qaraxa ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan waxaana si gaar ah loogu beegsaday ciidamo lugeynayey.

Waxa qaraxa ku dhintay sarkaal lagu lagu magacaabi jiray Suldaan Axmed Xuseen, halka lagu dhaawacay 2 askari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here