Qarax Lala Beegsaday Ciidamada DF oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Moqdisho.

37
0

Guutada qaraxyada ee xarakada Al-Shabaab oo qarax la beegsaday, askar dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Ciidamada la qarxiyay ayaa ku sugnaa xafada Caymiska ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Askarta la qarxiyay saaka ayaa ku sugnaa bar-koontarool ee ku lahayeen xaafadda Caymiska.

Ilaa iyo hadda lama helin inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay weeraras.

Dhanka kale, waxaa magaalada caasimadda ah ee Moqdisho ka dhacay 24kii saac ee la soo dhafay weeraro lala beegsaday ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here