Qarax Khasaaro Xoggan Gaysaty Oo Lala Beegsaday Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya.

15
0

Ciidamada xarakada mujahidiinta Alshabaab oo weerar ku qaaday deegaanka Buurane ee duleedka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Guutada qaraxyada ee Alshabaab ayaa qarax la beegsaday gaari Nooha ah oo ay la socdeen ciidamada DF gaar ahaan kuwa Bangarafta ee Mareykanka uu tababaray.

Weerarka waxaa khasaaro xooggan lagu gaarsiyay ciidanka la beegsaday.

Inta la xaqiijiyay dhimashada waa 2 askari, halka 6 kals la dhaawacay.

Sidoo kale waxaa weerarka lagu gubay gaariga la beegsaday ee nuuciiu ahaa Nooha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here