Guutada qaraxyada ee ciidamada arakada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay qarax ka fuliyay magaalada Moqdisho.
Qaraxa ayaa lagu weeraray saldhigga Galbeed ee ku yaalla degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Saldhiga la wareeray waxaa ku suganaa ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka Soomaaliya waxaana ka dhashay khasaaro soo gaaray askarta dowlada federaalka.
Qaraxaas waxaa lagu dilay ugu yaraan 1 askari oo katirsan ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya.