Wararka inaga soo gaaraya gobalka Shabeellada Dhexe ayaa ku waramaya, in qarax xooggan maanta lala beegsaday ciidamo Burundees ah oo ku dhex lugeynayey deegaan lagu magacaabo “Buurane” oo dhaca Shabeellada Dhexe
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku dhafwaayay 2 askari oo Burundees ah. Qaraxaan ayaa kusoo aadayo iyadoo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka hawgalo Shabeellada Dhexe ay sii laba jibaareen hawlagallada ka dhanka ah ciidamada Shisheeye ee duulanka ku jooga dalka Soomaaliya iyo daba dhilifyadooda dowladda Fadaraalka.