Sarkaal Sare oo Katirsan Xizbullahi oo La Dilay.

49
0

Gumaystaha Yahuuda duqeyn ay ka fuliyeen dalka Lubnan, ayaa lagu dilay sarkaal sare oo katirsan maleeshiyaadka Xizbullah.

Kooxda Xizbuklahi ayaa sheegay in Ali Nazih, oo lagu naanaysi jiray “John”, lagu dilay duqeyn ay gumaystaha Israa’iil ay ka fuliyeen inta u dhaxaysa magaalooyinka Al-Bazuriya iyo Wadi Gilo ee koonfurta Lebanon.

Dhanka kale, Ciidanka gumaystaha Israa’iil ayaa dhankooda sheegay in John uu mas’uul ka ahaa dagaalka koonfurta Lubnan ay kawadaan kooxda Xizbullah.

Kooxda Xizbullah ayaa la kulmaaya dilal qorshaysan oo ka dhan ah sarakiisheeda ciidanka, tan iyo markii uu biloowday dagaalka Gaza 7-dii Octoobar ee sanadkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here