Sarkaalkan oo Xalay lugu Khaarijiyay Gudaha Dagmada Baladxaawo.

29
0

Howlgal gaar ah oo xaley ciidamada Mujaahidiinta  ka fuliyeen gudaha degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa lagu dilay Jaamac Cabdi Aadan oo ahaa Taliyaha Zaadka guutada 10-aad ee qeybta 43-aad ee ciidamada DF ee ka howlgala Gedo, waxaana laga soo qaniimeystay Bostoolad uu watay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here