
Maleeshiyaadka Gurguurte ayaa lagu soo warramayaa inay isaga firxadeen deggaankaasi, kadib markii ay ka war-heleen guluf xooggan oo kusoo maqan.
Jihaadiyiinta ayaa halkaasi si nabad-galyo gacata ugu dhigay, waxaana gelinkii dambe ee shalayba la baahiyey sawirrada muujinaya qaabkay ula wareegeen.
Halkan hoose kaga bogo sawirradaasi. Wixii warar ah ee degdeg ah kala soco halkan:

















